Agaasimaha SONYO oo Tababar u furay Dhalinyaro gaadhaysa 38 qof

  • Home
  • Business
  • Agaasimaha SONYO oo Tababar u furay Dhalinyaro gaadhaysa 38 qof

Agaasimaha Dallada dhalinyarada Heer qaran ee SONYO Mudane Cabdixamiid Maxamed Cumar ayaa Maanta Xarunta Dallada Tababar uga furay Hormadii labaad lagu tababarayo dhlainyaro gaadhaysa 38 oo isugu jira wiilal iyo hablo, Tababarkan oo socon doona muddo 12 maalmood ah ayaa lagu tababari donaa xirfada shaqo raadinta (Employability Skill Training) waxaana Tababarkani qayb ka yahay Mashruuca the Next Economy oo ay iska kaashanayaan Dallada SONYO iyo SOS Children Somaliland.

Leave A Comment